Saturday, 18 November 2023

Sidee aad ugu guulesan kartaa ganacsiga cusub? Jawaab ku Horsedesa inaa Guul kagaarto ee ka Faaidesi wacan

 Inaad ka Guul Gaartid Ganacsiga Yar-Yar Waxay U Bahantahay Dhabar Adeeg,

      Si Aad Ugu Gudubto Dhibatada ku Haysata Waa Inaad  Naftada Hormar 
    la Taaban Karo Aad U Muujisa Manta Hadaa Wax Wanagsan Aad Abuurato Bari 
        Waxad Heleesaa Wax Wanaagsan Taasi Waa Hubaal 
     Waa Wax Dhacay Oo la Arkay Ganacsigaga Manta Iyo Ganacsigaga Bari
Farqiga Udhaxeya Waa Dadaal Aad Muujisay Maanta Hadaa Qasarto
                         Ogaaw Bari Waad Faideesa  ,

Lkn Adigoo Gurigiina Hurda Waxba Mahelesid Marka Hore Adiga Fadhiga Ka Soo Kac 
     Wax Isku Day Tijaabo La Imaaw And Then Wad Soconesaa
Ogaw Wax Kasta Aad Sa meneso Waa Inaad Adiga La Imaataa Inaad Hore Aad Usocotid
     Mid Maankaga ku Haay Qof Iska Fadhiya Waxba Uma Hagaagayan
Wax Kastoo La Raadiya Waa Shaqo Hadee Dad Ay Ku Maalgaliyan Xitaa Shaqo Ayee Kaa Rabta
In Laguu Arko Qof La Maal Galin Karo  Then Midaas Adiga Kartideda Muujinkaro
              Marka Waa Inaad Dadaasha Oo Aad Fadhiga Ka acdaa Walaal

                                               Halkan Ka Daawo Furuyasha Guush




No comments:

Post a Comment

Sidee aad ugu guulesan kartaa ganacsiga cusub? Jawaab ku Horsedesa inaa Guul kagaarto ee ka Faaidesi wacan

 Inaad ka Guul Gaartid Ganacsiga Yar-Yar Waxay U Bahantahay Dhabar Adeeg,       Si Aad Ugu Gudubto Dhibatada ku Haysata Waa Inaad  Naftada H...